Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u baxaya safar dalka dibaddiisa ah

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay u ambo baxaan dalka Turkiga, uu ka helay casuumad rasmi ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa marka uu gaaro dalka Turkiga in uu la kulmo madaxweynaha dalkaasi Rajeb Dayib Erdogan iyo madax kale ayna kawada hadlaan xoojinta xiriirka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u baxaya safar dalka dibaddiisa ah